Bilaysku Ma Aha Beelahe, Bulshadu La Walaal Ahaaye, Maxays Bedelaye Kudhacay, Bilaysku Miyay Baqnayaan

0
Wednesday August 03, 2022 - 18:23:45 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 231
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bilaysku Ma Aha Beelahe, Bulshadu La Walaal Ahaaye, Maxays Bedelaye Kudhacay, Bilaysku Miyay Baqnayaan

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.
BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R.W.B]

 TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHA.



 

BILAYSKU MA AHA BEELAHE,BULSHADU LA WALAALO YAHAY,


BADBAADSHAA WAA DADKIISA,BELAAYAY KA HORTAGAANO,


BUDIYO GAASHAAN BIRUU, BILAYSKA HUBKIIS AHAAYUUNO,


BANANBAX HADDII U DHACO,BUNDUQA MAY QAADAN JIRIN,


BELAAYO MAY ABUURI JIRIN,BUUNBUUNINTA MAY AQOONE,


BISTOLAD IYAGOONAN WADAN,AMAANKA BAXNAANIYAANE,


BALAHAY KA SOCDAN DADKODA,AYAA LOGA BAAHANYAHAY,


MAXAYS BEDELAYE KU DHACAY,BILAYSKU MIYAY BAQDEEN,


BAYRTANI XAGEEBAY TIMID,MA BULSHADAAN TOODII AHAYN,


BEEN WEEYAAN WARKA HAYSATAANE,BISMILAYSTA SHACABKAN IDIN JECEL,


BUUQENA SIYAASADA,BERITO WAA LAGA DHAMAAN,BULSHADAYAN FOGAAN,


                          ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...