Nuxurka Afar Qodob Oo Cusub Oo Uu Madaxweyne Xasan Sheekh Ku Dhiiraday Hirgelintooda

0
Wednesday August 03, 2022 - 10:28:08 in News by Abdi Good
  • Visits: 1527
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Nuxurka Afar Qodob Oo Cusub Oo Uu Madaxweyne Xasan Sheekh Ku Dhiiraday Hirgelintooda

    Nuxurka Afar Qodob Oo Cusub Oo Uu Madaxweyne Xasan Sheekh Ku Dhiiraday Hirgelintooda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nuxurka Afar Qodob Oo Cusub Oo Uu Madaxweyne Xasan Sheekh Ku Dhiiraday Hirgelintooda
Doorashada Soomaaliya 2022: Waa kuma Xasan Sheekh, madaxweynaha taariikhda dhigay - BBC News Somali



Madaxweynaha Soomaaliya Xasan sheekh wuxuu sameeyey talaabooyin aan hortii la samayn.

1. Marka kowaad wuxuu Raisal wasaare ka dhigay reer aan waligood booska hungureyn maadaama oo iyagu Kenya iyo Itoobiya wax la qaybsadaan madaxna ay ka yihiin waxaanu uga jeeday in muranka Daarood sii kordhiyo oo majeerteenkii iyo mareexaankii ku loolami jirey booskaasi ku soo daray Ogaadeen.

2. Wuxuu golaha wasiirada ku soo daray Mukhtaar Roobab oo madaxda sare ee Alshabaab ahaa taas oo layaab ku noqotay dadka.

3. Wuxuu koobay golaha wasiirada oo ku adkeed madaxdii ka horeysay.

4. Wuxuu wasaaradaha ugu muhiimsan siiyey beeshiisa taas oo ah qabyaaladii oo ficil loo bedelay.

Loading...
Loading...