Xubnaha Gollaha Wasiiradda Somaliya Ay Ka Heshay Somaliland & Qabiiladooda

0
Wednesday August 03, 2022 - 09:12:12 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3587
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xubnaha Gollaha Wasiiradda Somaliya Ay Ka Heshay Somaliland & Qabiiladooda

    Magacyada Masuuliyiinta Somaliland Ka Heshay Xukuumada Cusub Ee Somaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magacyada Masuuliyiinta Somaliland Ka Heshay Xukuumada Cusub Ee Somaliya

1- Salah Ahmed Jama - Ra'iisalwasaare ku xigeen - Dir, - Isaaq - Garxajis



2- Xildhibaan Biixi Iimaan Cige - Wasiirka Shaqada & arrimaha bulshada - Dir, Isaaq -Garxajis.


3- Xildhibaan Cilmi M. Nuur - Wasiirka Maaliyadda - Dir, - Samaroon


4- Xildhibaan Ismaaciil Sheikh Bashiir - Wasiirka hawlaha guud & dib u dhiska. - Dir, - Isaaq, Habarjeclo.


Wasiir ku xigeeno & Wasiiru-dawle yaal.


1- Xildhibaan Dr Saleebaan Cali - Wasiir-dawlaha Xanaanada Xoolaha- Dir, - Isaaq -Habar-awal.


2- Xildhibaan Axmed Dirie - Wasiirudalaha Boosaha iyo Isgaarsiinta- Dir, Isaaq - Arab


3- Xildhibaan Sahra Yuusuf Cige - Wasiirku xigeenka Beeraha iyo waraabka - Dir, - Isaaq -Habar-Awal


4- Xildhibaan Maxamed Ali Xagaa - Wasiiru dawlaha Wasaaradda Amniga Gudaha - Dir, Ciise.


5- Xildhibaan Maxamed Xasan Maxamed -Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka- Dir,Samaroon.


6- Xildhibaan Abdiwahaab Caano Nuug - Wasiir ku xigeenka macdanta iyo Baatroolka - Dir - Ciise.

Loading...
Loading...