WAR DEGDEG AH: Akhri Magacyada Wasiirada Cusub Ee Uu Magacaabay Raysal Wasaaraha Somaliya

0
Tuesday August 02, 2022 - 19:24:11 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 4377
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR DEGDEG AH: Akhri Magacyada Wasiirada Cusub Ee Uu Magacaabay Raysal Wasaaraha Somaliya

    Halkan ka akhriso magacyada wasiiradda cusub.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkan ka akhriso magacyada wasiiradda cusub.

Hargaysa (HWN) Raysal Wasaaraha Soommaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Magacaabay Golihiisa Wasiiradda isaga oo soo dhisay Xukuumad uu ugu Magac daray Dan Qaran,



Halkan ka akhriso magacyada wasiiradda cusub.


Saalax Axmed Jaamac  Ra’iisul wasaare Kuxigeenka Soomaaliya


Sheekh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya


Xasan Macalin Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuirka Soomaaliya


Axmed Macalin Fiqi Wasiirka Arrimaha Guddaha Soomaaliya.


Dr.Cilmi Maxamuud Nuur Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya.


C/naasir Jaamac Wasiirka Gaashnaadhiga Soomaaliya


Abshir Huruuse Wasiirka arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya


Faarax Sheekh C/qaadir Wasiirka Waxbarashada iyo tacliinta sare Soomaaliya


Maxamuud C/raxmaan Beena Beene Wasiirka qorsheynta iyo maalgashiga Soomaaliya


Jaamac ilka Jiir Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiid Soomaaliya


Fardowsa Cismaan Dhoore Wasiirka Gaadiidka cirka iyo dhulka Soomaaliya


Jaamac Xasan Khaliif Wasiirka Boosatada iyo Isgaatsiinta Soomaaliya


Xasan Xuseen Eelaay Wasiirka Xananaada Xoolaha Soomaaliya


Jibriil Cabdirashiid Wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya


Ismaaciil Sheekh Bashiir Wasiirka Howlaha guud iyo gureyenta Soomaaliya


Khadiija Maxamed Diiriye Wasiirka Haweenka Soomaaliya


Dr Crisaaq Cumar Maxamed Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya


Maxamed Doodishe Wasiirka Amniga gudaha Soomaaliya


Axmed Madoobe Nuunoow Wasiirka beeraha iyo waraabka Soomaaliya


Cali Xaaji Aadan Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya


Axmed Xasan aadan Wasiirka Kalluumeysiga kheyeaadka Badda Soomaaliya


Daauud Aelweys Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya


Biixi Iimaan Cige Wasiirka Shaqada iyo shaqaallaha Soomaaliya


Jaamac Taqal Wasiirka Korontada iyo Biyaha Soomaaliya


Maxamed Barre Maxamuud Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaraaha Soomaaliya


Khadiija Al Makhzuumi Wasiirka Bay’adda iyo isbdelka Cimiladda Soomaaliya.

 

Dhamaad.

Loading...
Loading...