Xukuumadda Somaliland Oo Dalal Shisheeye Ku Eedaysay Inay Carqaladeynayaan Amnigeeda

0
Tuesday August 02, 2022 - 16:16:37 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2023
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda Somaliland Oo Dalal Shisheeye Ku Eedaysay Inay Carqaladeynayaan Amnigeeda

    "ujeedka laga leeyahayna ay tahay si nabadgelyo darro loo abuuro"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"ujeedka laga leeyahayna ay tahay si nabadgelyo darro loo abuuro"

Hargeysa (HWN) Wasiirka wasaaradda xanaannada xoolaha iyo horumarinta kalluumeysiga Somaliland, murane Siciid Sulub Maxamed, ayaa dalal shisheeye ku eedeeyay abaabul ka dhan ah colaad la'kala dhex dhigo mucaaradka iyo xukuumaddda, ujeedka laga leeyahayna ay tahay si nabadgelyo darro loo abuuro.



Inkastoo aanu sheegin dalalka fowdadaasi abaabulaya, waxa uu tilmaamay in qorshaha yahay in wadamadaasi qaska wada ay doonayaan inay kala dhex galaan mucaaradka iyo xukuumadda marka xaaladdu meel adag ay gaadho.


Waxaanu yidhi."Haddii dowlado ajinabi ahi waxay inala jecel yihiin ee xumaana cid kale la inoo soo kiraysto waa ayaan daro.


 Anigu maalin dhawayd warbaan maqlay la leeyahay mucaaradka waxay ku yidhaahdeen gaalada qaar meeshu waa iska nabade hadad doonaysaan in aanu idin kala qabano dab shida”.

Loading...
Loading...