Xukuumadda Xisbiga WADDANI Waxay Samayn Doonta?

0
Tuesday August 02, 2022 - 09:17:43 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 943
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda Xisbiga WADDANI Waxay Samayn Doonta?

    WADDANI 2022

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WADDANI 2022

•Xukuumadda Xisbiga WADDANI waxay Is-beddel ku-samaynta doontaa hay’adaha mas'uulka ka ah ilaalinta denbiga musuqmaasuqa iyo maamulka gurracan sida: Hantidhawrka, Booliiska, Maxkamadaha iwm,



• Hirgelinta xoriyadda daah-furnaanta warka iyo madax-bannaanida warbaahinta,


• Hirgelinta daah-furnaanta iyo xalaalnimda bixinta qandaraasyada dawladda iyo hawl-galka hay’adda Iibka Qaranka. Si arrintaa loo xaqiijiyo waxaanu samaynaynaa xarun–online ah (Portal) oo warka qandaraaska intaan la bixin, intuu socdo iyo marka uu dhammaado macluumaadkiisa si furan looga heli karo,


• Ku-xakamaynta musuqa xeer u gaara,


• Badbaadinta iyo dhiirri-gelinta dadka sheega xatooyo xoolaha ummadda, qaraabo-kiilka iyo noocyada musuqa ee qarsoon,


• Ka-dabo-tagga hantida ummadda ee la lunsaday gudo iyo dibedba,


WADDANI 2022

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...