Soomaalidu Waxay Ku Maahmaahday" Ruqe Ninkii Lahaa Dabada Hayo Ma Kacdo "

0
Tuesday August 02, 2022 - 09:13:03 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 919
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaalidu Waxay Ku Maahmaahday" Ruqe Ninkii Lahaa Dabada Hayo Ma Kacdo "

    W/Q: Mohamed Gacayte

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Mohamed Gacayte

KDQ ee qaban lahaa doorashada maxaa loo kala reebay? Maxaa Golahii Wakiilada fasaxa loo galiyay iyadoo ay jiraan baylah farabadan oo dul hoganaysa golaha uu mucaaradku hogaaminayo?



Waa takalee arki maysid xisbiyada mucaaradka o ka hadlaya xubnaha ka dhiman KDQ sidii loo dhamaystiri lahaa ? Waqtigan socda shaqadii la qaban lahaa yaa garoocday oo garbaduub u xidhay? Laabta uunbay ka jecladeen doorasho qabsonta 13 Nov, waanay ogyahiin inaanay doorasho dhacaysaa jirin waayo qaybta ugu wayn ayay ku leyahin dib u dhaca doorashada Madaxtooyada.


Doorashada qudha ee aan caqabada lahayn waa ta Ururada, kolkaa Umadda waxba yaan la jahawareerin ee haloo diyaar garoobo tartanka doorashada tooska ah ee Ururada iyo Axsaabta oo wajigeedii 1aad ee tartanku hada bilaabmay.


Wabilahi tawfiiq

Mohamed Gacayte

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...