Cali Guudlaawe Oo Labo Sano Kadib Ku Dhawaaqay Golahiisa Wasiirada

0
Monday August 01, 2022 - 09:49:32 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 703
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cali Guudlaawe Oo Labo Sano Kadib Ku Dhawaaqay Golahiisa Wasiirada

    Caqabado badan ayaa Madaxweynaha Hir-Shabeelle ka heystay Magacaabista Golihiisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caqabado badan ayaa Madaxweynaha Hir-Shabeelle ka heystay Magacaabista Golihiisa



Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay magacaabay Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 80 xubnood oo isugu jira 27 Wasiir, 27 Wasiir Kuxigeen iyo 26 Wasiiru Dowle.


Magacaabidda Golaha Wasiirada Hirshabelle ayaa qaadatay muddo labo sano ah, tan iyo markii Madaxweyne Cali Guudlaawe la doortay dhammaadkii sanadkii 2020. Waxaana muddadaas shaqeynayay Wasiiradii Maamulkii Madaxweyne Waare iyo xubno kooban oo isku shaandheyn lagu sameeyay.



 

Caqabado badan ayaa Madaxweynaha Hir-Shabeelle ka heystay Magacaabista Golihiisa Wasiirada oo inta badan uga imaanaya kacdoonkii kaga furnace Gobolka Hiiraan, balse uu ka gudbay.


Dhinaca Xildhibaan Geelle Isaaq Warsame oo kamid ahaa Xubnihii la Magacaabay, Isla markaana laga dhigay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga Hir-Shabeelle ayaa xillaasi iska casilay, isaga oo aan faah faahin sababta uu xilkaasi ku diiday.












Loading...
Loading...