Musharax Cabdiraxmaan Cirro Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Ka Dib Safar Uu Itoobiya Ku Joogay

0
Sunday July 31, 2022 - 11:35:21 in News by Abdi Good
  • Visits: 1409
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharax Cabdiraxmaan Cirro Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Ka Dib Safar Uu Itoobiya Ku Joogay

    Musharax Cabdiraxmaan Cirro Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Ka Dib Safar Uu Itoobiya Ku Joogay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Musharax Cabdiraxmaan Cirro Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Ka Dib Safar Uu Itoobiya Ku Joogay


Musharax Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka soo laabtay safar laba cisho qaatay oo uu Itoobiya ku joogay.

Wararka ayaa sheegaya inuu kulamo la soo qaatay wasiirul dawlaha arimaha dibeda Itoobiya Ridwaan Xuseen oo uu raysal wasaare Abiy Ahmed u magacaabay wakiilka u qaabilsan xalinta khilaafka doorashooyinka Somaliland.


Musharax Cirro kamuu hadal safarka uu kaga soo laabtay Itoobiya, waxaana la filayaa in Muuse Biixi-na uu todobaadkan safar ugu baxo Addis Ababa oo uu martiqaad ka haysto.

Khilaafka doorashooyinka Somaliland ayaa u muuqda mid xalkiisa ay raadinayso Addis Ababa ka dib markii uu Muuse Biixi ka baxay sharcigii.
May be an image of 4 people and people standing

Loading...
Loading...