Garsoorayaal lacagtoodii la raadinayo iyo Musuqmaasuq dul hoganaya xidhiidhka kubada cagta iyo wasaarada ciyaaraha.

0
Sunday July 31, 2022 - 11:28:43 in News by Abdi Good
  • Visits: 551
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garsoorayaal lacagtoodii la raadinayo iyo Musuqmaasuq dul hoganaya xidhiidhka kubada cagta iyo wasaarada ciyaaraha.

    Garsoorayaal lacagtoodii la raadinayo iyo Musuqmaasuq dul hoganaya xidhiidhka kubada cagta iyo wasaarada ciyaaraha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garsoorayaal lacagtoodii la raadinayo iyo Musuqmaasuq dul hoganaya xidhiidhka kubada cagta iyo wasaarada ciyaaraha.


Garsoorayaal lacagtoodii la raadinayo iyo Musuqmaasuq dul hoganaya xidhiidhka kubada cagta iyo wasaarada ciyaaraha.


garsooreyaashii dhexdhexaadiyey kulamada 16 ciyaarood oo ka tirsan tartanka FA Cup-ka ee ka socda Hargeysa Stadium ayaan la siin lacagtii ay xaqa u lahaayeen.

Yuusuf Nuux Yuusuf Tadhase oo ah xoghayaha dhalinyarada xisbiga Waddani ayaa sheegay in afar garsoore oo ciyaarahaasi qabtay ay la yihiin lacag dhan $720, iyaga oo kulan kasta qaadan lahaa $45.

xoghaye Tadhase waxa uu sheegay in xidhiidhka kubada cagtu uu musuq maasuqay lacagtii afartaas garsoore, wasaarada oo urursata lacagta garoonka lagu galaana ay ku fashilantay inay fuliso balanqaad samaysay, kaas oo ay ku damaanad qaaday inay bixinayso lacagtan.

May be an image of 4 people, outdoors and text

Loading...
Loading...