7 Qodob Oo Xasan Sheekh & Raysal Wasaarihiisa Horyaala Si Mahdi Guuleed Loogu Magacaabo Ku Xigeenka Raysal Wasaaraha

0
Saturday July 30, 2022 - 17:27:17 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2755
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    7 Qodob Oo Xasan Sheekh & Raysal Wasaarihiisa Horyaala Si Mahdi Guuleed Loogu Magacaabo Ku Xigeenka Raysal Wasaaraha

    "Inuu yahay shaqa yaqaan faham fiican ka haysta masuuliyada dawladda"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Inuu yahay shaqa yaqaan faham fiican ka haysta masuuliyada dawladda"

1- In uu leeyahay Khibrad & waayo aragnimo hoggaamineed oo caawin karta Ra’iisulwasaare Xamse kana saacidaysa fursad uu u helo arrimaha muhimka haddii uu haysto Mahdi Guuleed oo fahmsan shaqada siina fududaynaya hawlaha hortebinta leh ee Xafiiska.



2- In dhamaan 3 Ra'iisalwasaare uu lasoo shaqeeyay Xamse-na kamid yahay ka mahad sheeganayaan dedaalka & fahamkiisa wanaagsan ee shaqooyinka Qaranka


3- In uu isagu ahaa muftaaxii doorashooyinka  kaddib dardargelintiisii doorashada Gobolada Woqooyi ee dalka u jihaysay isbedelka wuxuuna Mahdi ka caawiyey Ra'iisalwasaarihii hore Md. Rooble in uu hore uwado geedigii doorashooyinka.


4- In uu yahay qof is kooxaysi siyaasadeed oo ku dhisan cadho, & kala qaybsanaan ay kala weyn tahay in uu guulaysto geeddi socodka Dawladdnimada wakinaysa ee Soomaaliya.


5- In Madaxweyne Xassan Sheekh loo arko hoggaamiye hal ku dhigiisu ka dhab yahay oo fursad siin kara dadkii nidaamkii hore kamid ahaa ee lagu majeeranayo inay faham fiican ka haystaan dawladnimada sida Mahdi oo kale.


6- In uu yahay Shaqsi aan ku milmin xasaradaha siyaasadda.


7- Inuu yahay shaqa yaqaan faham fiican ka haysta masuuliyada dawladda.

Loading...
Loading...