QM iyo Galmudug oo kulan ku yeeshay Dhuusamareeb

0
Saturday July 30, 2022 - 16:57:08 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 504
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    QM iyo Galmudug oo kulan ku yeeshay Dhuusamareeb

    Madaxweynaha iyo danjiraha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ka wada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha iyo danjiraha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ka wada

Madaxweynaha maamupkaGalmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, oo maanta soo gaaray magaalada Dhuusamarreeb ee caasimadda Galmudug.

Madaxweynaha iyo danjiraha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ka wada hadlay arrimo ay kamid yihiin mashaariicda hormarineed, aminiga, abaaraha, la dagaalanka Alshabaab iyo xafiis cusub oo dhawaan Qaramada Midoobay ay ka furanayso caasimadda Galmudug.

 


Loading...
Loading...