Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Kulan La Qaatay Salaadiinta Habarjeclo. SAWIRO

0
Friday July 29, 2022 - 18:08:38 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 3801
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Kulan La Qaatay Salaadiinta Habarjeclo. SAWIRO

    kulanka oo haa mid albaabadu u xidhan yihiin ayaa waxaa wararku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

kulanka oo haa mid albaabadu u xidhan yihiin ayaa waxaa wararku


Guddoomiyaha ku-meel gaadhka ah ee Urur Siyaasadeedka KAAH Maxamuud xaashi iyo Salaadiinta beesha

 barriga Burco, ayaa maanta shir ku yeeshay magaalada Hargaysa,

Kulanka waxaa ku wehelinayay xidlhibaano ka tirsan golaha wakiilada Somaliland


kulanka oo haa mid albaabadu u xidhan yihiin ayaa waxaa wararku sheegayaan in uu siyaasiga maxamuud xaashi uu waxgaradka ka dalbaday sidii ay taageero ugu muujin lahaayeen una bar bar istaagi lahaayeen uru-siyaasadeedka kaah oo uu dhawaan hargeysa ku shaaciyay siyaasiga oo ay wehelinayaan siyaasiyiin kale


dhawaan ayay ahayd markii uu madaxwayne muuse biixi cabdi uu hargeysa kulanka kula qaatay salaadiinta waxgaradka bariga burco ka soo jeeda kulankaasi oo ay ku wehelinayeen wasiirada ka soo jeeda deegaankaasi oo ay kaga wada hadleen arimo badan oo ka taagan dalka oo ay ugu horayso xaalada siyaaaadeed iyo tan amni ee dalka.

No description available.
No description available.
No description available.
No description available.
No description available.

Loading...
Loading...