Madhabaa In Khilaaf Ka Dhex Qarxay Urur Siyaasadeedka KAAH?

0
Wednesday July 27, 2022 - 08:49:46 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 4099
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madhabaa In Khilaaf Ka Dhex Qarxay Urur Siyaasadeedka KAAH?

    Khilaaf Xoogan Oo Ka Dhex Taagan Urur Siyaasadeedka KAAH Ee Dhawwaan Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi Ku Dhawaaqey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khilaaf Xoogan Oo Ka Dhex Taagan Urur Siyaasadeedka KAAH Ee Dhawwaan Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi Ku Dhawaaqey.

Khilaafkan Ayaa U Dhexeeya Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Hore Xaashi Ugu Balan Qaadey Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kaah Iyo Siyaasi Cabdillahi Habbane Oo Isna Goobtii Xaflada Shaacintu Ka Dhacaysey Lagu Doortay.



Siyaasi Xaashi Iyo Xubnaha Urur Siyaasadeedka Kaah Ayaa Sameyeey Waan Waan  Iyo Isku Dayo Badan Oo Xal Loogu Sameyn Karo Labada Masuul Ee Isku Deegaanka Ah Waa Xildh Maxamed Abiib Iyo Cabdillahi Habbane Balse Taasi Weli Ururku Xal Kama Gaadhin Oo Waxay Sii Noqotay Dab Gaas Lagu Shubay


Ururka Kaah Ayaa Ku Kala Qaybsamey Arrintan Waxaana Ay Noqdeen Laba Dhinac, Kuwo Taageersan Siyaasi Cabdillahi Habbane Iyo Xubno Kale Oo Taagersan Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Hore Xaashi Ugu Balan Qaadey Waxaana Xusid Mudan In Xildhibaano Badani Raacsanyihiin Xildhibaan Maxamed Abiib.


Kaah Ayaa Noqonaya Urur Siyaasadeedkii Ugu Horeeyey Ee Khilaaf Xoogani Ka Dhex Aloosmo Isagoo Muddo Yar Laga Joogo Markii Lagu Dhawaaqey Waxaanay Bilshadu Isha Ku Haysaa Halka Uu Ku Danbayn Doono Khilaafka Adeg Ee Ka Dhex Taagan Ururkii Shalay Uun Lagu Dhawaaqey Iyo Sida Uu Mustaqbalka U Noqon Karro Mid Jira.

Loading...
Loading...