Garaad Barkhad Xaaji Cabdi Oo Tacsi Udiray Barkhad Jaamac Batuun Oo Hooyadii Geeriyootay.

0
Thursday June 06, 2019 - 10:49:02 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1498
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garaad Barkhad Xaaji Cabdi Oo Tacsi Udiray Barkhad Jaamac Batuun Oo Hooyadii Geeriyootay.

    inaa lilaah wa inaa ileehuin raajucuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

inaa lilaah wa inaa ileehuin raajucuun

waxaan halkan anigoo ah garaad barkhad xaaji cabdi  tacsii tiiraanyo leh u dirayaa

 

 afhayeenka guud ee xusbiga wadanni " garyaqaan barkhad Jamac Xirsi Batuun iyo walaalahay cabdi mahdi .hodan mahdi iyo khadra cabdi qaray iyo dhamaan qaraabadii iyo eheliyadii ay ka geeriyotay anigoo ka tacsiyadeynaya  geeridaa ku timid habaryartay luul cayuun kariyee kuna geeriyotay magaalada hargaysa goordhaweyd  waxaan dhamantod leehyahay ilaahay samiir iyo iiimaan saadaqa allah ha inaga wadasiiyoo  dhamaan qoyska iyo qaraabadii iyo ehelkeeda  .

hooya na ilahaay naxariistii janoo fardowsa allah ha ka warabiyoo aaaamiin aaamiin aaamiin

 

 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...