Shilgaadhi Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Sababay Oo Ka Dhacay Degmada Dila Ee G. Awdal

0
Saturday July 23, 2022 - 18:35:15 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1344
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shilgaadhi Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Sababay Oo Ka Dhacay Degmada Dila Ee G. Awdal

    "Gaadiidkan isku dhacay ayaa kala ahaa iska-rogo iyo Bas"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Gaadiidkan isku dhacay ayaa kala ahaa iska-rogo iyo Bas"

Hargaysa (HWN) Alla ha’unaxariistee laba  ruux ayaa ku geeriyooday 8kalena way ku dhaawacmeen kadib shil gaadhi  oo goor dhaweyd ka dhacay degmada Dilaee gobolka Awdal.



Labada marxuum maydkooda   oo midkood la garan-laahayahay iyo dhaawaca  ayaa hadda la soo gaadhsiiyey cisbitalka guud ee magaalada Boorama.


Gaadiidkan isku dhacay ayaa kala ahaa iska-rogo  iyo Basay leedahay shirkada isu-socodka gaadiidka ee Bari iyo Galbeed.


Shilalka gaadiidka ayaa ku badan jidadka u dhaxeeya Magaalooyinka Somaliland, inkasta oo xukuumadu ku hawlantahay qorshihii lagu dhimi lahaa xawaaraha gaadiidka si looga baaqsado shilalka inta badan soo noqnoqda.

Loading...
Loading...