Doodii Mucaaridka iyo Xukuumada (Muxaafidka)

0
Saturday July 23, 2022 - 10:11:11 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1030
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Doodii Mucaaridka iyo Xukuumada (Muxaafidka)

    W/Q: AMb. Mingiste

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: AMb. Mingiste

Waan dhegaystay,waa akhriyey doodii Mucaaridka iyo Muxaafidka intii dibada la keenay amase Saxaafada lala wadaagay,ka dib waxaa ii soo baxay sidan:-



Dooda Mucaaridka:-

1.  Mucaaridku waxay inoo soo gudbiyeen qoraalkii ay ku garnaqsadeen,kaas oo ay ka muuqatay,aqoon-waayo aragnimo iyo sharci aqoon aad u saraysa.


2. Waxay kalsooni buuxda siiyeen Madaxdhaqameedka-Ganacsatada-Culimada iwm.


3. Waxay kalsooni buuxda siiyeen  2da Gudoomiye ee Guurtida iyo Wakiilada,kuwaas oo weli warkooda la sugayo.


Xukuumada(Muxaafidka)

1. Ilaa hadda Saxaafada Lamar wadaagin qoraalkii ay ku garnaqsadeen.

2. Waxa markii hore hadlay Wasiirka A. Gudaha,wixii uu sheegay waxan ka fahmay oo keliya -Ciidan Beeleed bay haystaan,laakiin muu sheegin halka uu joogo Ciidankaasi.


2. Waxa hadlay Madaxweynihii dalka iyo dadkaba ugu sareyey,lana sugayey hadalkiisa,waayo waa odaygii dalka,isaguna waxba kamaan fahmin,erayada uu ku hadlayna ma ahayn kuwii Shacabka ka sugayey,haddii laga tegi waayo hadalka MAdaxweynuhu wuxuu uun iska CIYAAR CIYAAR uun.


Goaankii Gartii aan qaaday:-

Gartii aan qaaday,anigoo aan cidna Garab siinaynin,100%,waxaa gardaran oo in la qabto u baahan,XuKuumada iyo Xisbiga Kulmiye.


waxaan hadalka ku soo koobay,waar hooy meel fog baa laga keenay ee dib ha u celinana.


AMb. Mingiste

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...