Qaban Qaabada Xaflada Shaacinta Urur-siyaasadeedka Mideeye Oo Hargeysa Laga Dareemaayo

0
Friday July 22, 2022 - 16:25:03 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 2305
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaban Qaabada Xaflada Shaacinta Urur-siyaasadeedka Mideeye Oo Hargeysa Laga Dareemaayo

    Waxaana wadooyinka halbawlaha ah ee Magaalada Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaana wadooyinka halbawlaha ah ee Magaalada Hargeysa

Magaalada Hargeysa ayaa laga dareemayaa qaban qaabada xaflada shaacinta ururka midaynta iyo horumarka Somaliland ee Urur Siyasadeedka (MIDEEYE) oo uu aasaasay aqoon yahayn siyaasi Cismaan Maxamed Badmaax oo kamid ah haldoorka siyaasiyiinta Somaliland.

Uruka MIDEEYE oo ka mid noqday Ururada ugu Saameynta weyn intii lugu dhawaaqey furusta Ururada ayaa dhaqdhaqaaqiisa,aad looga dareemay gobolada dalka gaar ahaan caasimada Hargeisa.



Waxaana wadooyinka halbawlaha ah ee magaalada hargeysa lagu dhajiyay boodhadh waa wayn oo ay ku xardhan yihiin astaanta urur-siyaasadeedka MIDEEYE, goobta iyo taariikhda ay dhacayso xaflada urur-siyaasadeedka MIDEEYE taasi oo loo asteeyay in xaflada shaacinta urur-siyaasadeedka mideeye laqabto 27-7-2022 oo Arbaca ah 8da subaxnimo laguna qabto hoteel Maansoor ee magaalada Hargeysa.

No description available.
No description available.
No description available.


Loading...
Loading...