Trump Oo Ka Qeyb Galay Xuska D-Day

0
Thursday June 06, 2019 - 08:24:43 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1956
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Trump Oo Ka Qeyb Galay Xuska D-Day

    Madaxweynaha Maraykanka D. Trump ayaa Arbacadii shalay boqoradda Britain Elizabeth

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maraykanka D. Trump ayaa Arbacadii shalay boqoradda Britain Elizabeth

u raacay magaalada bariga dalkaas ku taalla ee Portsmouth, halkaas oo uu ka dhacayey xuskii 75aad ee maalinta loo yaqaan D-Day oo ah maalinta dalalkii xulufada ahaa ay ku duuleen deegaanka Normandy ee xeebaha Faransiiska, duullaankaas oo keenay in Nazigii laga adkaado, ugu dambeynna uu dagaalkii 2aad ee dunidu soo gabagaboobo.

 

Hogaamiyeyaal dhowr iyo toban ah ayaa iyaguna goobta joogay, kuwaas oo ku jiraan RW-ha Britain Theresa May, Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, RW-ha Canada Justin Trudeau, kuwaas oo dhamaantood amaanay geesinimada askartii qeybta ka ahaa weerarkii dhinaca biyaha ee dunida ugu weynaa, kaas oo ay ciidanka Jarmalka kaga hortageen.

 

VOA.


Loading...
Loading...