Qaramada Midoobay Oo Soo Saartay Dingniin La Xidhiidha Soomaaliya

0
Thursday June 06, 2019 - 07:18:22 in News by
  • Visits: 3628
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaramada Midoobay Oo Soo Saartay Dingniin La Xidhiidha Soomaaliya

    Qaramada Midoobay Oo Soo Saartay Dingniin La Xidhiidha Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaramada Midoobay Oo Soo Saartay Dingniin La Xidhiidha Soomaaliya


Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in shan milyan iyo afar boqol oo kun oo Soomaali ah oo ay saameeyeen abaaro sii xumaanaya oo ka jira Soomaaliya ay halis ugu jiraan in bisha soo socoto ay wajahaan cunto yari aad u daran, haddii aanan si deg deg loo helin gargaar naf badbaadin ah.



Hay’adda qaxootiga QM ee UNHCR ayaa sheegtay in abaaraha la xiriira cimilada ay si joogto ah uga dhacayan dalka Soomaaliya, taasi oo ay sheegtay inay xaaladda kusii xumaysay malaayiin Soomaali ah oo markii horeba barakacsanaa.

UNHCR logo

UNHCR waxay sheegtay in abaarta hadda jirta ay sanadkan kaliya illaa hadda barakicisay 50,000 oo qof oo Soomalai ah.


Afhayeenka UNHCR, Babar Baloch ayaa sheegay in cunta-yarida ay mar horeba ahayd mid darran, wuxuuna ka digay in waqtiga uu sii yaraanayo si loo caawiyo kuwa ay saameysay.

 

Loading...
Loading...