Maydka Sh. Aadan Siiro Oo Laga Dejiyay Hargaysa. SAWIRO

0
Sunday July 17, 2022 - 11:55:43 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2200
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maydka Sh. Aadan Siiro Oo Laga Dejiyay Hargaysa. SAWIRO

    Illaahay ha u naxariisto Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xirsi (Aadan Siiro)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Illaahay ha u naxariisto Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xirsi (Aadan Siiro)

Hadda ayaa si rasmi ah looga soo dejiyay Janaasada Alle ha u naxariistee Sh. Aadam Xaaji Maxamuud (Aadan Siiro) garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airport.



Waxa toos loo gayn doonaa Xabaalaha BAQIIC ee Waqooyiga Hargeysa, halkaas oo lagaga tukan doono salaadda Janaasada, laguna aasi doono.


Illaahay ha u naxariisto Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xirsi (Aadan Siiro).


May be an image of 4 people, people standing and outdoorsMay be an image of 10 people, people standing and road

Loading...
Loading...