Wararkii U Danbeeyay Qabanqaabada Aaska Sh. Aadan Siiro.

0
Saturday July 16, 2022 - 11:21:11 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1113
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii U Danbeeyay Qabanqaabada Aaska Sh. Aadan Siiro.

    Illaahay ha u naxariisto Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xirsi (Aadan Siiro).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Illaahay ha u naxariisto Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xirsi (Aadan Siiro).

Saaka waxa qabsoomay kulankii u horeeyay ee ay yeesheen guddida Qaran ee Qabanqaabada Aaska Sh. Adam Siiro. Shirka waxa hoggaaminayay Wasiirka Diinta Awqaafta Sh. Cabdirisaaq Albaani.



Qodobada ka soo baxay:

1. In dib laga soo sheegi doono wakhtiga saxda ah ee Hargeysa laga soo dejin doono Janaasada Sheekha.


2. In lagu Aasi doono Xabaalaha BAQIIC ee Waqooyiga Hargeysa, halkaas oo salaadda Janaasada lagaga tukan doono.


3. Dhammaan dadka ka soo qaybgalayaa salaadda Janaasada in ay toos u tagaan xabaalaha BAQIIC.


4. Waxa jira wufuud iyo marti ka kala iman doona Gobolada iyo daafaha dunida. Martidaasi waxa ay la xidhiidhayaan guddida qaabilaadda Wufuuda. Magacyada iyo telefoonadoodu waa kuwan:


Sh. Maxamed Aadan Cadhoole - 063 4426592; Sh. Ciise Maxamuud Cabdillaahi  - 063 4466777; Sh. Cabdiraxmaan Aw Axmed Cabdi - 063 4427097; Cabdiraxmaan Dhakaar - 063 4446747; Maxamed Maxamuud Maal - 063 4426042; Cumar Xaaji Xuseen Cumar Xaashi 063 4000055/063 4400055.


Illaahay ha u naxariisto Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xirsi (Aadan Siiro).


Waad Mahadsan tihiin

Loading...
Loading...