Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Mideeye Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Sheekh Aadan Siiro

0
Saturday July 16, 2022 - 08:24:41 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 657
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Mideeye Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Sheekh Aadan Siiro

    Inaalihaahi wa inaa ilayhi raajicuun.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaalihaahi wa inaa ilayhi raajicuun.

Tacsi.

 Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Mideeye Cismaan Mohamed Jamac badmaax isagoo ku hadlaya magaciisa iyo kan Ururka Mideeye Wuxu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelka, qoyska iyo qaraabada uu ka geeriyooday alla haw naxariistee Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Siiro) Sheekhu wuxu ahaa Hogaamiye, Samafale, Daaci wax badan usoo qabtay dadkiisa iyo dalkiisa. Waa tiir weyn oo inaga baxay lana tebi doono. Eebbe naxariis waarta ha siiyo, Jannatul fardawsana haka waraabiyo, dhamaanteena samir iyo iimaan haynaga siiyo.



Inaalihaahi wa inaa ilayhi raajicuun.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...