Jamaal Cali Xuseen Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Kabaxay Sh. Aadan Siiro

0
Friday July 15, 2022 - 20:56:47 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 694
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jamaal Cali Xuseen Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Kabaxay Sh. Aadan Siiro

    Nin weyn baa inaga baxay Ilaahay haw naxariisto aamiin aamiin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nin weyn baa inaga baxay Ilaahay haw naxariisto aamiin aamiin

Sheekh Aadan Siiro Ilaahay naxariistii jannaddii ha ka waraabiyee Wuxuu lahaa sifooyin badan oo hogaamiyenimo. Waxaa ka mid ahaa;



1. Deeqsinimo kala ah mid Gacan furnaan ah iyo mid hiil uu xaqa la garab istaagi jiray.

2. Hawlkarnimo, halabuur iyo karti uu Ilaahay ku manaystay inuu ka Midho dhaliyo mashaariicda uu u tafo- xayto.

3. Kudhac iyo dhiiranaan aanu ka baqi jirin inuu xaqa iyo wanaaga ku adimo kolka loo baahdo.

4. Dal jacayl iyo dad jacayl ay qaranimaddu Ugu horeyso.

5. Nin danta Guud ka hormariya tiisa gaarka ah ayuu ahaa.

6. Samofalka danyarta

Iyo qaar kaloo badan. Nin weyn baa inaga baxay Ilaahay haw naxariisto aamiin aamiin

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...