Faaiddooyinka Laga helo beerka Geela

0
Friday July 15, 2022 - 18:04:31 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1664
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faaiddooyinka Laga helo beerka Geela

    Halkan laguma soo koobi karo faaiddooyinka laga helo beerka geel

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkan laguma soo koobi karo faaiddooyinka laga helo beerka geel
Beerka geela waxaa ka buuxa vitamino kala gaddisan kuwaas oo tamar siiya jidhka iyo xubna yaasha kala duwan sida maskaxda,wadnaha maqaarka,caloosha iyo indha.

Beerka geel waxaa ku jira vitamino kala ceyn ah sida A,,B2, B12,Irone,Folate (B9) waxaana u qarsoon awoodo kale oo aan hoos ku xusi doona.


✓Vitamin A oo u fiican araga, qofkii laasimaa cunista beerka geela wuxuu ka badbadaa indho la,aan sidoo kale vitamin A wuxuu hoos u dhigaa Caabuqa ku dhaca murqaha iyo kala goosyadda jirka.

✓Vitamim B2 magaca kale ee loo yaqaan waa Riboflavin wuxuu muhiim u yahay jirka iyo in ay helaan Tamar ku filan xubnaha sidoo kale wuxuu aburaa unigyada jirka wuxuuna kor u qadaa difaaca jirka.

✓Irone waa asaase dhiiga hemoglobinka wuxuuna kor u qadaa difaaca jirka inta badan qofka qaba dhig la,aanta waxaa loo qoraa beer iyo dawada Tot hema oo afka laga jibiyo..

Halkan laguma soo koobi karo faaiddooyinka laga helo beerka geel iyo cunistiisa waxaana la isku waafaqay beer geelka in uu raganimadda kor u qaado ilaaliyana qof in uu jirkiisa daciifo.

Beerka geela wuxuu qurxiyaa maqaarka iyo murqaha wuxuuna adkeyaa maqaarka,bal u fiirso dadka sida joogtada u cuna hilibka geela waa ka maqaar adag yihin dadka kale...

SUBIXII KU QURAACO BEER GEEL.

SII SHEERGAREE
Dr Cadceed
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...