Gud. Shirkada Dahabshiil Group Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Sheekh Aadan Siiro

0
Thursday July 14, 2022 - 22:43:07 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 811
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gud. Shirkada Dahabshiil Group Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Sheekh Aadan Siiro

    "Waxa aannu Ilaahay uga baryaynaa inuu marxuumka u nauxariisto Jannadiisa Fardowsa ugu deeqo"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxa aannu Ilaahay uga baryaynaa inuu marxuumka u nauxariisto Jannadiisa Fardowsa ugu deeqo"

Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil Group, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil Group Abdirashiid Maxamed Siciid Ducaale, Maamulka iyo dhammaan saraakiisha, hawlwadeennada iyo Wakiillada Shirkadda Dahabshiil Group waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan eheladii, asxaabtii, Qoyskii iyo Qaraabadii gaar ahaan reer Aadan Siiro, geeridda naxdinta leh ee ku timi Marxuum Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xirsi (Aadan Siiro), oo goor Dhaweyd ku geeriyoodey Dalka India.

 

Waxa aannu Ilaahay uga baryaynaa inuu marxuumka u nauxariisto  Jannadiisa Fardowsa ugu deeqo, qabrigana uga dhigo beer ka mid ah beeraha jannada, samir iyo iimaan sugan oo saadiq ahna Ilaahay ha ka siiyo qoyskiisa, eheladiisa, iyo asxaabtiisii uu ka geeriyooday.

Aamiin. Aamiin.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...