Ma Hore Ayaynu U Soconaa Mise Dib?

0
Wednesday July 13, 2022 - 08:09:12 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 705
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ma Hore Ayaynu U Soconaa Mise Dib?

    WQ. Garyaqaan Guuleed Dafac

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WQ. Garyaqaan Guuleed Dafac

Urur waa isku imaatin qof ka badan. Marka qof boodh isku sawiro ee yidhaahdo waa x urur, waxa waydiintu noqonaysaa hal qof sidee urur u noqon karaa? Ururadu, kuwo bulsho, kuwo xirfadeed, kuwo siyaasadeed, kuwo ciidaan, iyo noocyada kale, waxa shardi u ah inay qof ka badan yihiin. Waa la isku soo ururay weeye. Kuwa siyaasadda waxa xeerku rabaa inay yihiin madal la wadaago oo aan qof gaar u lahayn ama ku sawirnayn.



Qof tukaan ama nooc kale oo ganacsi waa furan karaa balse urur/xisbi ma furan karo. Sida hadda wax u socdaan waa in caadi laga dhigo oo la sii xoojiyo wixii laga cararayay ee ahayd "xisbiā€¯ qof leeyahay. Ma hore ayaynu u soconaa mise dib? Taas aan isla hubsanno.


WQ. Garyaqaan Guuleed Dafac

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...