Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Shacabka Hargaysa La Shaaheeyay. SAWIRO

0
Sunday July 10, 2022 - 19:53:03 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1923
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Shacabka Hargaysa La Shaaheeyay. SAWIRO

    "Dadweynaha ayaa farxad ku qaabilay madaxda Xisbiga WADDANI"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Dadweynaha ayaa farxad ku qaabilay madaxda Xisbiga WADDANI"

Hargaysa (HWN) Musharraxa madaxweyne ee Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Cirro, guddoomiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, Xoghayaha Guud Mudane Khadar Xuseen Cabdi, lataliyaha saxaafadda ee musharraxa Mudane Muniir Axmed Cigaal iyo masuuliyiin kale ayaa galabta dadweynaha kula shaaheeyay maqaaxida shaaha ee Nasri.



Madaxda ayaa shacabka reer Hargeysa farxadda  Ciiddal Adxa la qaatay maalinta labaad ee Ciidda islamarkaana kala sheekaystay xaaladaha guud ee dalka iyo duruufaha wakhtigan ku gadaaman bulshada Somaliland.


Dadweynaha ayaa farxad ku qaabilay sida madaxda Xisbiga WADDANI dadkooda ugu dhex jiraan ulana dareenka yihiin.


May be an image of 8 people, people sitting and people standingMay be an image of 4 people and people sittingMay be an image of 11 people, people standing and outdoorsMay be an image of 3 people, people sitting, people standing and outdoorsMay be an image of 6 people, people standing, people sitting and indoorMay be an image of 13 people, people sitting, people standing and outdoorsMay be an image of 6 people, people standing and people sitting

Loading...
Loading...