3 Dhalinyaro Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Hargaysa

0
Sunday July 10, 2022 - 09:40:49 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2469
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    3 Dhalinyaro Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Hargaysa

    "Shilka ayaa dhacay kadib markii ay isku dhaceen baabuur"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Shilka ayaa dhacay kadib markii ay isku dhaceen baabuur"

Hargeysa –(HWN) Saddex dhalinyaro ah, ayaa ku dhintay shil gaadhi oo galabta ka dhacay duleedka magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland.



Saddexda dhalinyarada ah oo wada rag ahaa isla markaana ahaa saaxiibo, ayaa la kala odhan jiray Cabdisalaan Cismaan, Faysal Muxumed iyo Axmed Maxamed Xasan.


Shilka ayaa dhacay kadib markii ay isku dhaceen baabuur xaajiyad 4WD ah iyo baabuur nooca yar yar ee  vitz-ta loo yaqaan ah.


Shilalka ayaa sannadkasta xiliyada munaasibadaha ciidaha nafo badan ku galaafta Somaliland, madaama oo dhalinyaro tiro badani ay safaro ugu kala baxaan gobollada kala duwan ee Somaliland.

 

Loading...
Loading...