Xaaska Saxafi Coldoon Oo Fariin Dareen leh Bulshada Lawadaagtay
"Billan iyo Caaddil Cabdimaalik muuse colddoon Ciiddii labaad ayaa u soo gashay…"
Hargaysa (HWN) Aasiya Faarax Cumar oo ah xaaska Saxafi Coldoon oo ku xidhan Somaliland ayaa fariin dareen leh la wadaagtay Bulshada.
Xaaska Coldoon ayaa sheegtay in ubadkeedu ay ciidii labaad ugu soo gashay isagoo aabahood uu ku xidhanyahay jeelka Hargaysa.
"Billan iyo Caaddil Cabdimaalik muuse colddoon Ciiddii labaad ayaa u soo gashay iyaga oo aabbahood dulmi jeelka ugu jiro”. Ayay tidhi Aasiya Faarax Cumar oo ah xaaska Coldoon.
Madaxwayne Muuse Biixi ayaa ka reebay Coldoon Maxaabiis Badan o ouu todobaadkan ufidiyay Cafis Madaxwayne
Loading...
Loading...