Saylici Oo Salaada Ciida Kala Qayb Galay Shacabka Hargaysa. SAWIRO
waxana uu ugu hambalyeeyey munaasibadda ciidal Adxaha.
Hargeysa-(HWN)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta munaasibadda ciidda aldxada awgeed shacabka kula tukaday garoonka kubadda cagta ee 31-ka May.
Madaxweyne-ku-xigeenka oo shacabka la hadlay, ayaa ugu baaqay inay dhexdooda isu naxariistaan, is caawiyaan, isku duubni iyo wada-jirna kaga baxaan xaaladda abaarta iyo sicir-bararku keeneen ee saamaysay nolosho qaybo badan oo bulshada ah, waxana uu ugu hambalyeeyey munaasibadda ciidal Adxaha.
Loading...
Loading...