Doorasho Wakhtigeeda La Qabtaa Waa Quruxda Hannaaankeena.

0
Wednesday June 05, 2019 - 10:41:19 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 956
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorasho Wakhtigeeda La Qabtaa Waa Quruxda Hannaaankeena.

    kollay jamhuuriyadda curdinka ee la dhaho somaliland,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

kollay jamhuuriyadda curdinka ee la dhaho somaliland, kuma cusba nidaam axsaabeed yo dooroshooyin soo mara carrada iyo dhulka jamhuuriyadda somaliland.

intaasoo jeer ayay somaliland soo gashay tartan asxaabeed dooroshooyin deegaaneed iyo iyo nidaam iyo hannaan dimuqraadiyadeed.


aabbihii dimquraadida jamhuuriyadda somaliland ee rayaale wuxuu ku guulaystay inuu qabto afar doorosho oo si cajiiba oo farshaxaninimo taas oo loo majiirtay .laguna amaanay si fiican oo uga soo baxay.

haddaba waxa fooda inagu soo haya in la qabto oo loo guddo kale tii barlamaanka iyo deegaanada kuwaas oo muddo dhaafay intii la doortay in ka badan  iska fadhiya kuraasta.

haddaba waa qasab  saaran waajibaad saaran asxaabta kala duwan ee dalkeena sida mucaaridda iyo muxaafida waana waajib in laga gudbo  oo la badalo deegaanada muddo dhaafay  ee wakhtigooda dhaafay walina iska sii fadhiya.

runtii waxa amaan mar walba mudan maayarka berbera oo galayaaashooda kuwaas oo la qof kuwada murmi karin waxa ay dadkooda iyo deegaanooda u qabteen dhamaan ciid mubarak 
hamse riiraash

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...