Lacag Caafimaad Ma Keento.

0
Thursday July 07, 2022 - 15:55:27 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 762
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Lacag Caafimaad Ma Keento.

    W/Q: Siciid Xagaa Afrax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Siciid Xagaa Afrax

Sawirkan waxaa lagu qaaday Isbitaal ku yaala Nigeria. Bukaan Kansarka qabay oo boorso lacag ka buuxo sidatay ayaa dhaqtarka weydiisatay inuu nafteeda badbaadiyo oo ay lacag badan siiso. Balse dhakhtarku waxuu u sheegay in aanu waxba ka qaban karin maadaama uu kansarku marayo heerkii ugu dambeeyay.



Aad bay u xanaaqday oo niyad jabtay, waxayna ku tuurtay lacagtii dhammaan waddada cisbitaalka. iyadoo ku qaylinaysa "maxay faa'iido leedahay in lacag la haysto" "maxay faa'iido leedahay in la haysto lacagta." "Lacagtu caafimaad ma iibsan karto, lacag waqti laguma iibsado, lacag nolol ma iibsan karto."


Ilaaha Qaadirka ah ayaan weydiisaneynaa in uusan nagu iman ama nagu imtixaanin cudur aan dawo laheyn. AAMIIN AAMIIN.


Siciid Xagaa Afrax

Injineerka Dabiiciga ah

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...