Falanqaynta Siyaasada Geeska

0
Thursday July 07, 2022 - 08:30:36 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1138
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Falanqaynta Siyaasada Geeska

    Ragani horta wixii ay furanayeen muxuu ahaa?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ragani horta wixii ay furanayeen muxuu ahaa?

Haloo sheego in Shankaroon ay tahay hooyo dii caruurta ka aamusani ku garab qadaayay, ee cabaadooga uun sasabi jirtay.

 

 Bari hadii aanay shir jaraa'id qaban oo aanay buuq siraadin, kuna baaqin isu soo baxyo lagu difaacayo urur furista,  oo aanay xisbiyada iyo xukuumadda ba xujaynin,  xaal koodu wuxuu noqonayaa kuwo lagu guuray oo siqiiray.

 

Ethiopia maanta wafti gay Shankaroon usoo dirtey, waxaa nasiib daro ah in aynaan hayn hal wariye oo investigative journalism ku hawl gala, oo war buuxa ka keena.

 

Hadaba humaaga nooga muuqda daaha dabadiisu,  wuxuu yahay,  Ethiopia oo wali quudaray naysa 19% kii sheerka berbera port. 

 

Ethiopia waxay ku andacoonaysaa, in aan cidi digniin ka siin in deadline kii dhaw yahay, waxayna rabtaa in ay af dhacay tidhaa oo saamigeeda loo soo celiyo, iyada oo lasii amaahinaayo, oo aanay xiligan kharash ba hayn.

 

Waftiga ay gabadhani oromo hor kacayso, waxaa weheliya Ahmed Shide, oo maaliyada ah. Ahmed isagu wuxuu gorgortan ka galayaa xurgufta jaadka iyo khudaarta Ethiopia ka timaad.

 

Armay Ethiopia 19% ka sheerkaa jaad inagu siisaa iidoorow, ileyn waa la ogyahay, bahalka jaada love story ga inaga dhaxaysee.

 

@Seefta-Dibada


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...