Dhambaal Hambalyo Ciida Al adxa oo ka timid ADAMS INN HOTEL Hargeisa Somaliland Ciid Wanaagsan

0
Wednesday June 05, 2019 - 10:24:44 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1998
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhambaal Hambalyo Ciida Al adxa oo ka timid ADAMS INN HOTEL Hargeisa Somaliland Ciid Wanaagsan

    Maamulka ADAMS INN HOLE HARGEISA SOMALILAND wuxuu dhammaan bulsho-weynta Islaamka,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka ADAMS INN HOLE HARGEISA SOMALILAND wuxuu dhammaan bulsho-weynta Islaamka,
gaar ahaana dadka reer Somaliland dhambaalkan idiinku soo gudbinayaa munaasabada Ciida Al Adxa oo ku began maalinta Salasada  ee 04  June  2014.oo ku beehan 01 Shuwaal 1440
 
Ugu horreyn Ilaahay ayaa mahadi u sugnaatey iyadoo dalkeena iyo dadkiisuba ay ku ciidayaan nabadgelyo isla markaana farxada ciidu ay inoogu soo gashay inagoo ku sugan xasilooni iyo deganaansho. Guud ahaan dadka reer Somaliland mid dalka ku nool iyo mid qurbaha ku suganba waxa ADAMS INN HOTEL idiinku boogaadinayaa munaasbada ciida oo aanu idiin rajaynayno inaad ku ciidaan jawi farxadeed oo uu weheliyo caafimaad qab iyo raynrayn.

 
Waxaanu mar labaad idiin soo gudbinaynaa hambalyo diiran oo aanu idin leenahay farxad iyo qalbi furan ku ciida. Munaasabada ciidan ayaynu Ilaahay ka baryaynaa in goobaha aynu ku kulmayno jawigooda iyo qaabka aynu u ciideynaa uu inoo noqdo mid kheyr iyo wanaag uu weheliyo. Sidoo kale Ilaahay ayaynu ka baryaynaa inuu ciida dambe inagu gaadhsiiyo wanaag, nabad, barwaaqo iyo Somaliland oo aqoonsi ka hesha bulshada caalamka.

Waxa aan Bulsho waynta Somaliland garahayn Macamishayda  ugu busharaynaa in aan qimo dhims baladhan u samayan dhanka HOLLKA AROOS-YADA IYO HARDADABA Cida awageed.ka faaiidaysa wanaagsan dhaman bulsho waynta hargeisa.

 Ciid Mubarak Kulu Caam Wa Antum Bikhayrl
Degmada maxamud haybe
Masalaha
Email: [email protected]
Www: adamsinnhargeisa.com
Tel 560999 or 560998
Maamulka Adams inn Hotel
Adam Xirs Diriye

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...