Saaxiibka baahan waa saaxiibkaa.

0
Wednesday July 06, 2022 - 10:03:36 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 689
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saaxiibka baahan waa saaxiibkaa.

    W/Q Siciid Xagaa Afrax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q Siciid Xagaa Afrax

Dhiiggu biyaha waa ka dhumuc weyn yahay.

Macnaha: Xiriirka qoysku mar walba wuu ka xoog badan yahay cilaaqaadka kale.



Tusaale: Waxaan laheyd xaflad in aad ka qeybgasho laakiin waxaad doortay inaad guriga joogto sababtoo ah ayeeydaa ama qof ehelka ah ayaa xanuunsanaya. Sidaa ayey yiraahdaan, dhiiggu waa ka dhumuc weyn yahay biyaha.


Ha ku xukumin Buug jaldigiisa.

Macnaha: Ha samayn ra'yi qof ku saabsan muuqaalkiisa ama shaqada uu hayo.

Tusaale: Waxa laga yaabaa inay tahay mid aanba shaqo ku laheyn malahaaga. Ha ku xukumin Buug jaldigiisa.

Waa dhib-wadayaashii ugu weyn ee aan abid arko.


Degdeg baa qashin kaa dhiga

macnaha: In si degdeg ah wax loo sameeyo waxa ay keenaysaa khaladaad badan.

Tusaale: Ha ku degdegin hawshaada, xasuusnoow deg-deggu waa camal sheyddaan.

Sawirka waa qof maskaxdiisa isticmaalay 200 jeer wax ka badan. iskaba dheh wuxuu joogaa 3022.


Siciid Xagaa Afrax

Injineerka Dabiiciga ah

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...