Xasan Sheekh Maxamud Waxa Uu Doonaya Inuu Taariikhda Maalinta Xoriyada Jamhuuriyadda Somaliland Qariyo!

0
Monday July 04, 2022 - 11:04:11 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1129
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xasan Sheekh Maxamud Waxa Uu Doonaya Inuu Taariikhda Maalinta Xoriyada Jamhuuriyadda Somaliland Qariyo!

    W/Q: Abdiqani Salaf.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Abdiqani Salaf.

waayo Somaliland ayaa xornimada maalinta 26 June, gaar u leh cidna lama wadaagto halka Somalia maalinta 1 July, xornimada qaateen.

 

Midowgii Somaliland iyo Somalia ee lagu khasaarayna sida aanu shuruud iyo qoraal iyo awood qaybsi u lahayn ayaanu waqti la midoobay oo la qoray ulahayn ee wa sheeko bilaash.

 

Hadaba waxa leeyahay Xasan Culusow guul laguma gaadho taariikhda oo been laga sheego.

 

Somaliland ayaa ka gaabisay maalinta qaaliga ahayd ee xornimada Jamhuuriyadda Somaliland qaadatay,  inay buun buuniyaan  iyadoo aad moodo in loo nacay Somalia oo maalintan doonaysa inay xoog ku qaataan si meesha looga saaro inay jireen1960kii laba dowladood oo midoobay iyagoo mid waliba maalin gaara xornimada ka qaadatay gumaystayaal kala duwan oo kala ah Uk ????????iyo Italy ????????taariikh qarsoomaysa maaha oo waxay la mid tahay cadceeda oo sacab lagu qarin Kari waayay.

 

Allah Mahad leh.

Abdiqani Salaf.

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...