Qabiilada Ay Ka Soo Jeedaan Masuuliyiinta Uu Muuse Biixi Magacabay

0
Tuesday June 28, 2022 - 08:28:01 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 5481
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qabiilada Ay Ka Soo Jeedaan Masuuliyiinta Uu Muuse Biixi Magacabay

    Boosaska Mihiimka Ah Ee Uu Umagacaabay Reerkiisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boosaska Mihiimka Ah Ee Uu Umagacaabay Reerkiisa

1. Axmed Aadan Axmed Buuxane Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka - Samaroon - Maxamed Case.



2. Cabdiqaadir Iimaan Warsame Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha - Arab - Haashim


3. Maxamuud Warsame Jaamac  Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyeynta - Garxajis - Habaryoonis


4. Maxamuud Jaamac Warfaa Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha  iyo Horumarinta Kalluumaysiga - Toljeclo


5. Yurub Abiib Cabdi Cumar Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Beeraha - Ayuub


6. Cabdulmajiid Ibraahim Muumin  Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqo-galinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska - Ciise


7. Mukhtaar Maxamed Cali Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada. - Garxajis - Habaryoonis


8. Guuleed Muuse Galaal  Guddoomiyaha Hay’adda Caymiska Qaranka. - Habarjeclo - Samane Abokor


9. Xamse Cabdi Ibraahim  Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada. - Habarjeclo - Yeesif


10. Maxamed Xuseen Axmed  Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Caymiska Qaranka. Sacad Muuse - Habarawal


11. Muuse Jaamac Maxamed  Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka. - Habarawal - Ciise Muuse


12. Fowsi Maxamed Faarax Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta. - Warsangeli - Nuux Cumar


13. Khadar Ibraahim Maxamed Agaasimaha Sanduuqa Horumarinta Dhallinyarada - Habar-awal - Sacad Muuse.

Loading...
Loading...