Guddoomiyaha West Canada Ee Xisbiga Waddani Oo Dhamaan Hambalyo Uu Diraya Dadka Islaamka ah Ah Munaasibada Ciid Al-Fitri Ah.

0
Tuesday June 04, 2019 - 11:09:37 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1089
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha West Canada Ee Xisbiga Waddani Oo Dhamaan Hambalyo Uu Diraya Dadka Islaamka ah Ah Munaasibada Ciid Al-Fitri Ah.

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Aniga Oo Ku Hadleya Magacayga Bashe  Elmi Iyo Kaan Guddida Iyo Ka Taageerayasha Xisbiga Waddani Ee West Canada

Ciid Mubarak Kulu Caam Wa Antum Bikhayr

Waxaan Hambalyo Uu Diraya Dhamman Dadka Islaamka Eh Gaarahaan Shacabka Somaliland Iyo Baheweynta Xisbiga Waddani

Illaahay Waxaan Ka Ragaynaya Sanadankan Sanadankiisa

Bash Bash Iyo Barawaqo Inugu Gadhsiiyo

 

Aamin,  Aamiin ,Aamiin

 

 

Guddoomiyaha West Canada Ee Xisbiga Waddani

Bashe Jama Elmi.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...