Wariye, Macalin, Lagu La-Higsade Dhinaca Saxaafada Casriga Ah Mudanecabdisalaan Hereri.

0
Friday March 08, 2019 - 10:49:48 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2164
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wariye, Macalin, Lagu La-Higsade Dhinaca Saxaafada Casriga Ah Mudanecabdisalaan Hereri.

    Waxaa Mudane in aan idhaahdo Weriye Cabdisalaam Hereri Waxaa Weriyaha Ugu wanaagsan ee Somaliyeed dhinaca

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Mudane in aan idhaahdo Weriye Cabdisalaam Hereri Waxaa Weriyaha Ugu wanaagsan ee Somaliyeed dhinaca

 Barnaamujyada Somaliga ku baxa ee ay soo saaraan weriyayaasha Somaliyeed ee TV yada Somaliga ku hadla Waxaa odhankaraa Cabdisalaam Hereri Waa:

  1. Macalin: waayo wuxuu ina baraa dhaqanka iyo nolosha dadka Somaliyeed ee caalamka ku kala firirsan,Aniga ayaa ka mid ah dadka uu barey dhaqanka iyo nolosha somalida ee daafaha dunida sida barnamujyadiisa uu ka soo saaro Universal TV Sida: Hereri Iyo Herer, Hereri Iyo Amerika,Hereri Iyo Zambiya iwm waxaa ka faa’iideytey wax ka ogaanshaha nolosha dadka somaliyeed ee daafaha dunida sida shaqooyinka ay qabtaan,dhibatada ay la kulmaan sida ay uga faa’iideystaan fursadaha yaala dalalkaasi iwm. Sidoo kale waxa uu Macalinimadiisa ka mida wuxuu si dadban u horumarinayaa Afsomaliga oo si xufan wareesiyadiisu casharo siinayaan dhinaca afka somaliga Dadka dheysta barnaamujyadiisa.
  2. Waa la higsade (role model): Waayo Barnaamujyadiisu waa kuwo laga dayn karo in uu ku dadaalo in uu soo gudbiyo barnaamujyo aad u qiimo badan oo xaqiiqooyinka jira ka tarjumaya,barnaamujyo dheeli tiran dhinaca maqalka iyo muuqaalka,xulashada barnaamujyada ku saleysan dhaqaalaha,dhaqanka,nolosha dhabta ah ama dhaqan dhaqaalaha waxaa uu tusaale wanaagsan oo ay ku daydaan dadka ku jira ama jecel shaqada saxaafada iyo weriyayasha kaleba.

Igu dambeyn Maqaalkaygan waxaa aan jecelahay in aan ku dheeri geliyo mudane Cabdisalaam hawshaa uu inoo hayo iyo barnaamujyada heerka sare ah ee tayada sare leh inuu halkaa ka siiwado waxaana kugu hambalyeenayaa shaqada wanaagsan ee aad qabatey adiga iyo Universal TV. Waxaana Jecel ahay in aad halkaa ka sii wato Barnaamujyada tayada leh ee aadka u xiisaha badan ee aad noo sWARIYE,MACALIN, LA-HIGSADE DHINACA SAXAAFADA CASRIGA AH MUDANE CABDISALAAN HERERI.uu gudbiso. Hambalyo Hambayo Cabdilsaan Hereri iyo TV ga Univesal.

Waad Mahadsan tihiin

hogaanka.org

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...