Shirkadaha Korontada Somaliland Oo Shaaciyay War Ka Nixiyay Shacabka
"Waxaanay talaaadan bilaabmaysaa Kowda bisha 8-aad ayay ka bilaamaysaa"
11:00 Habeennimo ilaa 4:00 subaxnimo magaalooyin Somaliland adeeg koronto ma jiri doono sida ay sheegeen Iskaashatada Shirkadaha Korontada Somaliland.
Waxaanay talaaadan bilaabmaysaa Kowda bisha 8-aad ayay ka bilaamaysaa.
Loading...
Loading...