Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Waddani Oo La Kulmay Safiirka Maraykanka Uqaabilsan Somaliya

0
Thursday June 23, 2022 - 09:13:54 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2487
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Waddani Oo La Kulmay Safiirka Maraykanka Uqaabilsan Somaliya

    "Warkan oo uu xisbigu baahiyay ayaa lagu sheegay qodobada lagaga…"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Warkan oo uu xisbigu baahiyay ayaa lagu sheegay qodobada lagaga…"

Hargaysa (HWN) Xoghayaha Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xisbiga WADDANI  Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Caddaani) iyo Xoghayaha abaabulka iyo wacyigelinta  Xisbigaasi Cabdillaahi Jaamac Cismaan Geeljire  ayaa kulan la qaatay safiirka Maraykaka uqaabilsan Somaliya Amb Larry André.



May be an image of 4 people, people sitting, people standing and indoor

Warkan oo uu xisbigu baahiyay ayaa lagu sheegay qodobada  lagaga hadlay  kulankan dhexmaray laba dhinac sidan hoose:-

 


 No description available.

Loading...
Loading...