Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo heshiis kala saxiixday

0
Thursday June 23, 2022 - 08:26:00 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1654
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo heshiis kala saxiixday

    in loo fududeeyo muwaadiniinta Soomaaliyeed Visaha Imaaraadka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

in loo fududeeyo muwaadiniinta Soomaaliyeed Visaha Imaaraadka.


Qodobada ay ku heshiiyeen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud & Madaxweynaha dalka Isu-Tagga Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Binu Saayid.


1- 20 Malyan oo ay Dowladda imaaraadka ugu deeqday Dowladda Soomaaliya


 

2- in loo fududeeyo muwaadiniinta Soomaaliyeed Visaha Imaaraadka.



3- in dib ay u bilowdaan duulimaadyadii shirkadaha diyaaradaha ee Imaaraadka Carabta (Fly Dubia)


4- waxaa dib loo furi doonaa Isbitaalkii Shiikh sayid ee imaaraadka kaas oo la xiray 2018.


5- in wafdi heer sare ah oo ka socda imaaraadka ay soo booqdaan Soomaaliya.

Loading...
Loading...