Shirkadda SBI Dagaalka Ganacsi Ee Ku Socdaa Waa Qorshayshe Ka gun-dheer inta muuqata!

0
Wednesday June 22, 2022 - 20:03:32 in Articles by A. Asbaro
  • Visits: 1583
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkadda SBI Dagaalka Ganacsi Ee Ku Socdaa Waa Qorshayshe Ka gun-dheer inta muuqata!

    Shirkadda SBI Dagaalka Ganacsi Ee Ku Socdaa Waa Qorshayshe Ka gun-dheer inta muuqata!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkadda SBI Dagaalka Ganacsi Ee Ku Socdaa Waa Qorshayshe Ka gun-dheer inta muuqata!


Shirkada SBI waxay dalka ku maalgelisay Lacag Xaddigeedu Dhan Yahay 17,000,000 Million Dollar iyadoo aanay jirin ganacsade ku dhiiraday inuu ku maalgeliyo dalkiisa lacagta intaa le'eg.


Shirkada SBI waxay shaqo u abuur u samaysay, muwaadiniin tiradoodu ka badan tahay 25000 oo rag iyo dumar leh kana badan shaqaalaha dowlada ee ku jira (payroll system),oo ay ku taxaluqaan waalid iyo qoysas uu quudiyo. Waxay Dowladu shaqaale kasta mushaharkiisa ka cashuurtaa 6% (Six Percentage).
May be an image of bottle

-Shirkada SBI waxay sanadkii bixisaa cashuur ka badan 1,000,000 Million oo dollar (one million dollars) oo dhiganta 84,600,000,000 oo Bilyan (eighthy four billion and six hundred million Somaliland Shilling).

* Hadaba ma xaqbaa, ma xeerbaa,ma sharcibaa in sharaabka laga soo saaro dalka Ethiopia ???????? oo aan intaan kor kusoo sheegay midna aan dalku ku qabin suuqii inuu kula tartamo,curyaamiyana wax soo saarkii iyo iibkii shirkada,sidoo kalena ay keeni karto in shaqaale badan oo ka tirsan Shirkadu ay soo food saarto shaqo la'aan baahsan saamaysa noloshooda iyo noloshii qoyskooda hadii aan dowladu wax ka qaban.

Haddii aan wax laga qaban arintan waxay kalifaysaa culays badan oo soo food saara

Dowlada,maadaama ay Shirkadu kaga jirto kaalin weyn dhaqaalaha,amniga iyo baahida shaqo ee Dowladnimada iyo shaqo abuur ee ka jira dalka.

Ozzy Osman Mohamoud Cadde
Hargeisa, Somaliland

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...