Gudida Dhexdhexaadinta Khilaafka Doorashada Somaliland Oo Ka Horyimid War Ka Soo Baxay Xukuumada

0
Wednesday June 22, 2022 - 18:55:23 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1517
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudida Dhexdhexaadinta Khilaafka Doorashada Somaliland Oo Ka Horyimid War Ka Soo Baxay Xukuumada

    "Gudidan ay imika xukuumadu magacawday ayaa ka kooban sideed xubnood"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Gudidan ay imika xukuumadu magacawday ayaa ka kooban sideed xubnood"

Hargaysa (HWN) Gudida dhexdhexaadinta Xukuumada iyo Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ee isku haya khilaafka ka dhashay doorashada Somaliland ayaa ka horyimid war-saxaafadeed ay soo saartay xukuumadu oo ay ku magacawday gudi ay sheegeen inay gelayaan dhexdhexaadinta khilaafka ka dhashay doorashada.



Gudidan ay imika xukuumadu magacawday ayaa ka kooban sideed xubnood oo ay kala soo dhexbaxday gudidii hore ay xisbiyada mucaaradku usiiyeen kalsoonida iyo tobon xubnod oo ka socda Golaha guurtida, waxaanu war-saxaafadeedkan xukuumadu ku magacawday gudidan dambe uqornaa sidan:-

 

Magacyada Xubnaha Golaha Guurtida

 

1- Xil. Suldaan Salebaan Suldaan Cabdiraxmaan

2-Xil. Siciid Cabdilaahi Yaasir

3-Xil. Caydiid  Cabdi  Maxamed

4-Xil. Salebaan Garas

5-Xil. Muuse Xaaji Cabdi

6-Xil. Sheikh Cabdiraxmaan Cumar

7-Xil. Cumar Nuur Waaye

8-Xil.Muuse Ibraahim Nuur

9-Xil. Maxamed Xareed Roob

10-Xil. Xasan Cumar Axmed

 

Madaxdhaqameedka

 

1-Sul. Maxamuud Guuleed Mire

2-Sul. Abuusufyaan Maxamed Muuse Nuur

3-Sul. Abshir Muxumed

4-Sul. Cismaan Baane

5-Sul.Maxamuud Xaaji Xuseen

6. Garaad jaamac Garaad Ismaacil

7.Sul. Cabdiraxmaan Jaamac Dhawal

8- Caaqil Cabdiraxmaan Maxamuud Aadan

 

ALLAA    MAHAD LEH

Cabdilaahi Axmed  Caarshe

Agaasimaha Warbaahinta Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL.

Loading...
Loading...