Ogow Qabiilada Ay Kasoo Kala Jeedaan Komishanka Doorashooyinka Ee Qaar La Diiday Qaarna Ansaxeen

0
Tuesday June 21, 2022 - 11:06:46 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 3110
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogow Qabiilada Ay Kasoo Kala Jeedaan Komishanka Doorashooyinka Ee Qaar La Diiday Qaarna Ansaxeen

    Hadda Ogow Qabiillada ay kasoo jeedaan Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland ee maanta la

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hadda Ogow Qabiillada ay kasoo jeedaan Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland ee maanta la ansixiyay lana horgeeyay Gollaha Wakiilada kuwa la diiday & kuwa la ansixiyay.

 




1- Abdi Asis Hersi Warsame - Ka socday Xisbiga Waddani - Garxajis - Habaryoonis - Waa la ansixiyay.

2- Xuseen Cabdi Cali Badhaani - Ka socday dhinaca Madaxweynaha - Habar-awal - Sacad Muuse - Waa la ansaxiyay.

3- Faadumo Ismaaciil Cabdi - Ka socotay Guurtida - Arab - Haashim - Waa la ansixiyay.

4- Muuse Xasan Xaaji - Ka socday dhinaca Madaxweynaha - Habarjeclo - Aadan Madoobe - Waa la diiday.

5- Ibraahin Aadan Cali - Ka socday Xisbiga Ucid - Garxajis - Ciidagale - Waa la ansixiyay.

6- Axmed Cismaan Hassan - Ka socday dhinaca Madaxweynaha - Samaroon - Habar cafaan - Waa la diiday.

7- Axmed Yuusuf Maxamud - Ka socday dhinaca Guurtida - Harti - Warsangeli - Waa la diiday.

Qabiilada Toddobada xubnood & Beelaha Somaliland.

1- Garxajis 2
2- Habar-awal 1
3- Habarjeclo 1
4- Samaroon 1
5- Arab 1
6- Warsangeli 1
7- Dhulbahante 0
8- Gabooye 0
9- Ciise 0

Wadar - Guud

Isaaq - 5
Daarood - 1
Samaroon - 1

FG. Kama dhigna Qabyaalad ee waxay ka turjumaysaa inaad si fudud u fahamto metelaada beeshaadu ka heshay Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee Somaliland.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...