WAR DEGDEG AH: Askari ARABA Oo Lagu Dilay Hargaysa

0
Monday June 20, 2022 - 13:49:44 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3546
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR DEGDEG AH: Askari ARABA Oo Lagu Dilay Hargaysa

    WAR DEGDEG AH: Askari ARABA Oo Lagu Dilay Hargaysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WAR DEGDEG AH: Askari ARABA Oo Lagu Dilay Hargaysa
Hargaysa (HWN) Ilaahay naxariistiisii jano hasiiyee waxaa xalay magaalada Hargaysa lagu dilay askari ka tirsanaan jiray ciidamada milateriga Somaliland, sida ay shabakada uxaqiijiyeen ehelka uu ka baxay askariga dhintay oo la odhan Jiray Xamse Muxumed Cali.


Askariga ayaa waxaa dilay qof shacab ah oo uu dagaal dhexmaray, waxaana askariga dhintay laag-jilib lagaga dhuftay laabta.



Dilkan oo ka dhacay xaafada qandahaar ee Magaalada Hargaysa ayaa askariga dhintay maydkiisa la geeyay dhakhtarka wayn ee magaalada Hargaysa.


waxaana baxsaday eedaysanaha lagu eedeynayo dilka askariga, balse ciidamada booliska ayaa gacanta ku soo dhigay eedaysanaha walidkii dhalay kuwaasi oo ku xidhan xarunta C.I.D-da Hargaysa.


Askariga dhintay ayaa ka soo jeeday beesha Arab.

Loading...
Loading...