WAR DEGDEG AH: Qaabka Ay G. Wakiiladu Ugu Kala Codeeyeen Komishanka Doorashooyinka SLAND

0
Monday June 20, 2022 - 10:26:08 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2845
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR DEGDEG AH: Qaabka Ay G. Wakiiladu Ugu Kala Codeeyeen Komishanka Doorashooyinka SLAND

    Qaabka Ay G. Wakiiladu Ugu Kala Codeeyeen Komishanka Doorashooyinka SLAND

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaabka Ay G. Wakiiladu Ugu Kala Codeeyeen Komishanka Doorashooyinka SLAND
Hada ayuu toos u furmay fadhigii golaha wakiilada somaliland oo maanta la horkeenay 7 xubnood ee komishanka doorashooyinka qaranka loo magacaabay.

Waxaanay xubnuhu cododka ukala heleen sidan:-



1.Ibraahin Aadan Cali wuxuu helay 68 cod.

2.Faadumo Ismaaciil Cabdi 67 cod.   

3. Cabdicasiis Xirsi Warsame, oo ah Xubnintii Xisbiga Waddani wuxuu helay 49 cod.

4. Xuseen Badhaani wuxuu helay 45 cod.

5. Muuse Xasan Yuusuf wuxuu helay 33 cod.

6. Axmed Yuusuf wuxuu helay 39 cod.

7. Axmed Cismaan Xasan wuxuu helay 39 cod


Loading...
Loading...