Hambalyo Meher Wacan:- Boqor Mawliid Cali Ciidle Iyo Boqorada Faadumo Dheeg Ibraahim
Hambalyadaiyo Tahniyadan boqorkaiyo boqorada waxakala diraya Mudanayaashanhoosta ku xusan.
1: Xil.Cabdicasiis C/laahi Ismaaciil.
2: Xil.Iid Xasan Cabdi.
3: XaajiCilmi Maxamed Jaamac
4: AxmedIsaaq Cismaan
5: C/raxmaanSayid Faarax (Jeesto)
6: CismaanIbraahim A/haybe
7:SaxardiidDaahir Axmed
8: SiciidCilmi C/laahi
9: MaxamedMaxamuud Cali (Muruq).
10: MaxamedXasan Sh. Maxamuud (Juba).
11: MaxamedNuur Mooge (shabeel).
12: AyaanleMaxamed Cali (Jooqle).
13: SacadX. Maxamuud Cumar.
14: C/risaaqMaxamed Yuusuf.
15: SiciidNuux Kibaar (S. Madoobe).
16: AxmedAadan Jaamac
17: SubeerYuusuf Cumar (Jiilaani)
18: CaydaruusIbraahim Axmed.
19:Caydaruus Axmed Ismaaciil (C.qadiye).
20: AxmedMaxamed Bookh (A-kayse).
21: FarxaanAadan Warsame (F. Walgo).
22:C/rashiid Sh. Muxumed(R.boorash).
DhamaanAsaxaabtan ka midah qaybaha kaladuwan ee GobalkaGabiley oo isugujira, Hal-door, Dhalinyaro,Mudan, Odeyaal, Saxafiyiin,Siyaasiyiin, iyo dhamaanmiidii bulshada gabiley,Waxay dhambaal tahniyadagaadhsiinayaan gurigaa cusubee ku soobiirey qoyseska Islaamkaah, Waxaaney Raxmaankauga baryeen inaykala helaan awlaadkhayr qabta ooanfaca dadkooda, dalkooda iyodiintooda.
Noloshiinanaku qaata farxad, niyaayir, bash-bash, barwaaqo iyonaalood, Darmo muxuboku wada ladaoo abidkiin haydindur-duurto cishqigu, Gacaliyo Xigaalba guurkiinalagu farax.
BaarakaLaahu Laka WaBaaraka Calayka WaJamaca Bayna KumaaBil-khayr Aw Fil-KHAYR.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!