Faysal Cali Warabe Oo Beeniyay War Ka Soo Yeedhay Maayar Mooge & Warancade

0
Sunday June 19, 2022 - 13:55:23 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2270
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faysal Cali Warabe Oo Beeniyay War Ka Soo Yeedhay Maayar Mooge & Warancade

    Faysal Cali Warabe Oo Beeniyay War Ka Soo Yeedhay Maayar Mooge & Warancade

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faysal Cali Warabe Oo Beeniyay War Ka Soo Yeedhay Maayar Mooge & Warancade
Gudoomiye Faysal ayaa beeniyay dhexdhexaadin ay sheegeen Maayar Mooge iyo Siyaasi Cali Warancade inay ka dhex bilaabeen Xisbiyada Mucaaradka Somaliland iyo Muuse Biixi oo isku khilaafsan arimaha doorashooyinka

May be an image of 1 person and text that says 'Faysal Ali Warabe @FaisalAliWarabe Xisbiyada Mucaaridku waxba kama oga labada mudane dhexdhaxaadinta ay Ku Jiraan Way Mahadsanyiin haddii ay iskood isku xilqaameen. Anagu Odayaashii hore hawshsa ugu jiray ayaanu ka war sugaynaa.'

Loading...
Loading...